Home Wararka Maanta Sawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb

Sawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha DGM iyo wafdigiisa.

Ad