Home Wararka Maanta Degdeg Dil goordhow Ka Dhacay Degaanka Xananbuure ee Gobalka Galgaduud

Degdeg Dil goordhow Ka Dhacay Degaanka Xananbuure ee Gobalka Galgaduud

0

Wararka ka imaanaya Deegaanka Xananbuure ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay Nin ka mid ah Dadka daganaa Aaga Baraagta Cabdi Siyaad oo Duleedka ka ah Xananbuure.

Ninka dhintqy ayaa dhaawac ahaan loo qaaday Magaalada Cadaado sida Mudug24 Xogta ku heshay Maleeshiyaadka falkaan gaystay ayaan la ogayn halka ay aadeen.

Xiisada Xananbuure ayaa soo cusboonaatay walow Muda dhowr Bilood ah aan halkaasi wax ka dhicin Habeen hore ayey ahayd markii Halkaasi Rasaas la furay lagu dhaawacay Haweeneey ka mid hayd Dadka deegaanka.

Ad
Previous articleMadaxdii Hore ee Galmudug Muqdisho ku yeeshay Shir Xasaasi ah (Sawiro)
Next articleSomaliya oo diiday in Baaritaan dhanka xuquuqda aadanaha Lagu sameeyo itobiya