Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxdii Hore ee Galmudug Muqdisho ku yeeshay Shir Xasaasi ah (Sawiro)

Madaxdii Hore ee Galmudug Muqdisho ku yeeshay Shir Xasaasi ah (Sawiro)

0

Magaalada Muqadisho waxaa kulan ku wada qaatay madaxweynayaashii hore ee Galmudug: iyo Masuuliyiin Heer Fadaraal ah.

Kulanka oo Diirada lagu Saaray xog wareysi guud oo xaaladda dalka ah, Colaadda iyo Abaaraha ka jira deegaanada Galmudug iyo sidii loogu Gurman kahaa Dadka Dhibaataysan.

Kulanka waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxweynayaashii Hore ee Galmudug

1- Mudane Ahmed Du’ale Gelle Xaaf.
2. Mudane Abdikariim Husien Guuleed
3. Mudane Sen. Abdi Hassan Awale (Qaybdiid)

Sidoo Kole waxaa wehliyay Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Ahmed Ali Kadiye iyo . Mudane Mohamed Ahmed Alin.

 

Ad
Previous articleWaa Maxay Qorsha aadan ogeen ee dhexmaraya Mareykanka iyo Somaliland (Akhriso)
Next articleDegdeg Dil goordhow Ka Dhacay Degaanka Xananbuure ee Gobalka Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here