Home Wararka Maanta Deg dg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg dg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax miino oo ah nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay afaafka hore ee garaashka EVECO ee degmada Deyniile.

Qaraxa oo ka dhacay meel ay fadhiisan jireen ciidamada Minishiibiyada ayey laamaha ammaanku sheegeen in uusan geysan wax khasaaro ah.

 

Qaraxaan ayaa ku soo aadaaya Xili amaanka Magaalada Mudishu uu Faraha Kasii Baxaayo ayagoo Dhamaan laamaha Amniga ay Doorashada Ku Mashquulsanyihiin.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDeg Deg Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo Dacwad ka Gudbiyay Wasiirka Batroolka Soomaaliya
Next articleGudiga doorashooyinka Oo Qaadacay kursiga Fahad Yaasiin