Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo Dacwad ka Gudbiyay Wasiirka...

Deg Deg Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo Dacwad ka Gudbiyay Wasiirka Batroolka Soomaaliya

0

 

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo dalbaday in Tilaabo Deg Deg ah Laga qaado Wasiirka Batroolka Soomaaliya

war-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka kasoo saaray heshiiska sharci darrada ah ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.

Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysiiyay in uu heshiiskaasi yahay waxba kama jiraan isaga oo gal-dacwadeed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado ciddii ku lugta lahayd.

Sidoo kale Xafiiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS kula taliyay in shaqa ka joojin deg-deg ah lagu sameeyo dhammaan shaqsiyaadkii qabyta ka ahaa saxiixa heshiiska.

Ad
Previous articleLix xildhibaan oo Fahad yaasiin ku jiro oo maantay Lagu Doortay Baladweyne .
Next articleDeg dg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here