Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg:Askari Ka Tirsana Ciidamada Booliska oo Dhuusamareeb lagu Dilay

Deg Deg:Askari Ka Tirsana Ciidamada Booliska oo Dhuusamareeb lagu Dilay

0

Faah Faahin dilka ka dhacay kontorolka farax koone ee Magaalada Dhuusamareeb.

 

 

Xog aan kahelnay qaar kamida Sarakiisha cidanka Dowlad ayaa shegaya in Askari Lagu magacabo Dhuuloqo oo kamida cidamada Boliska Dhusamareb oo  kudilay Askari Kale oo lagu magacabo Ciid faaid gureey waxana sidokale sarakishu shegen in Askarigii dilka geystay oow Asna is dilay

Falkaan layaab ka leh ayaa Kusoo aadaaya Xili Xalay Alshabab Soo Weerareen Magaalada Dhuusamareeb.

Amniga Dhusamareeb ayaa Faraha Kasii Baxay Marka loo Fiiriyo Dilalka iyo Weerarada Dhacay 24saac ee lasoo Dhaafay

Ad
Previous articleMaamulka Gobalka oo Ciidamao joojiya Doorashada U Diray Ceelwaaq
Next articleLix Musharax oo u Tartamaysa kursiga HOP106 oo Shahaadada Qaatay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here