Home Wararka Maanta Deg Deg Qaraxyo Culus oo ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qaraxyo Culus oo ka dhacay Muqdisho

0

Magaalada Muqdisho Goor dhaw waxaa ka dhacay Qaraxyo Culus oo jugtooda Laga maqlay inta badan Magaalada

 

Ilaa 3 Qarax oo culus ayaa dhacday waxaana Lagu qiyaasay dhanka KM4.

Xaalada Muqdisho oo Degan Ayaa la maqlay Qaraxyada culus waxayna dhacen xili Goor dhaw ay da’een roobab xoogan

Ad