Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax ka dhacay Wadada Xariirisa Dhuusamreeb iyo Guriceel iyo Qasaaro...

Deg Deg Qarax ka dhacay Wadada Xariirisa Dhuusamreeb iyo Guriceel iyo Qasaaro Ka dhashay

0

Inta udhexeysa Dhuusamareeb iyo deegaanka Ceel-dheere ayaa gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan Dowlada waxaa la kacday miino nuuca dhulka lagu aaso ah.

Inta la xaqiijiyay ilaa sedex askari oo ka tirsan Ciidanka gaarka ah ee Danab ayaa dhaawac fudud kasoo gaaray miinadaasi kuwaas oo lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Xanaano Hospital ee magaalada Dhuusamareeb.

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Danab ayaa kusii jeeday dhanka Ceel-dheere oo ay howlgal ugu socdeen.

 

Ad
Previous articleGudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Puntland oo is Casilay
Next articleKulan Looga Hadlayay sidii Loogu Gurman lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen oo Ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here