Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Puntland oo is Casilay

Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Puntland oo is Casilay

0

Guled Salah oo ahaa Matoorkii ugu weynaa ee dhaqaajinayay doorashooyinkii tijaabada ahaa ee 3-da degmo Puntland ayaa is casilay.

waxaana la aaminsan yahay in uu jiro kala aragti duwanaan xoogan oo soo kala dhexgalay guddiga & Madaxtooyada Puntland,.

Saalax oo ah nin dhalinyarro ah ayaa muujiyey kalsooni badan oo uu kahelay Ururada diidanaa Xukuumada sida ay wax ku waday, xili doorashadii la qabtay hurgumooyinkii ka dhashay iyo natiijada Ururka dawladda ay sababtay in dhinacyo badan ay is colaadsadaan.

Ad
Previous articleWafdi gaaray Hobyo islamarkaana Kormeeray Dekeda Hobyo
Next articleDeg Deg Qarax ka dhacay Wadada Xariirisa Dhuusamreeb iyo Guriceel iyo Qasaaro Ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here