Home Wararka Somaliya Deg Deg Qarax Caawa Ka dhacay Magaalada Boosaaso(Sawiro)

Deg Deg Qarax Caawa Ka dhacay Magaalada Boosaaso(Sawiro)

0

Qarax ayaa Goordhawayd Ka dhacay Magaalada Bosaaso.

Sawirada ayaa laga Soo Qaaday goobtii uu qaraxu ka dhacay ee Boosaaso.

 

inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhaawacmay qaraxaan caawa ka dhacay Boosaaso kaas oo lala beegsaday bar Kontorool oo ku talla bartamaha magaalada.

Ad
Previous articleMadaxweyne Ibrahim Boubacar oo Geeriyooday
Next articleDeg deg Qarax kale oo Caawa ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Qasaara Ka Dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here