Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Puntland oo Shaacisay 10 kursi oo ka mid Noqon Doona...

Deg Deg Puntland oo Shaacisay 10 kursi oo ka mid Noqon Doona Golaha shacabka Xili maamuladu lakala Safteen Farmaajo Iyo Rooble

0

Guddiga doorashada ee Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 10 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka.

Gudigaan ayaa Mudo laga Sugaayay inay Soo daayaan Kuraastaan ay ku soo Beegwwn Xili Xasaasi ah.

Puntland ayaa Maantay lasafatay Raysul wasaare rooble Sheegayna Inay ka qayb galayaan Shirkii uu ku Baaqay Rooble.

 

 

Ad