Home Wararka Somaliya Rayswasaare Rooble Oo Xilka ka Qaaday Wasiirki Gaashandhiga Wasaarad kalena u...

Rayswasaare Rooble Oo Xilka ka Qaaday Wasiirki Gaashandhiga Wasaarad kalena u magacaabay

0

Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) oo horay u ahaa Wasiirka Caddaaladda.

Ra’iisulWasaaraha ayaa sidoo kale Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo horay ahaa Wasiirka Gaashaandhigga XFS u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda JFS.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray labada wasiir ee la isku baddelay in ay sida ugu dhaqsiyaha badn xilalka ula kala wareegaan.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay Beesha Caalamka
Next articleDeg Deg Puntland oo Shaacisay 10 kursi oo ka mid Noqon Doona Golaha shacabka Xili maamuladu lakala Safteen Farmaajo Iyo Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here