Home Wararka Maanta Taliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Caawa Hanjabaad U diray Ahlusuna

Taliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Caawa Hanjabaad U diray Ahlusuna

0

Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel ayaa qoraalkan ku qoray bartiisa Fecebook isagoo Ahlusunna usheegay in aysan hub ku dhex wadan karin galmudug.

Taliye Cusmaan Hudeey ayaa Fasax uga Maqan Degmada uu ka taliye ee Guriceel lama oga Waxa Caawa kusoo beegay Hadalkaan Kasoo Yeeray Taliyaha.

Ad
Previous articleDeg Deg Puntland oo Shaacisay 10 kursi oo ka mid Noqon Doona Golaha shacabka Xili maamuladu lakala Safteen Farmaajo Iyo Rooble
Next articleSafiirka Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya oo Tageeray Dadaalada Raysulwasare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here