Home Wararka Caalamka Deg Deg Midowga Madal cusub oo Muqdisho Looga dhawaaqay iyo Cabdi xaashi...

Deg Deg Midowga Madal cusub oo Muqdisho Looga dhawaaqay iyo Cabdi xaashi oo Gudoomiye laga dhigay

0

Waxaa hada looga dhawaaqay Muqdisho madal siyaasadeed ama isbahaysi cusub oo ay ku modaysan yihiin:
-Maamulka Puntland
-Maamulka Jubaland
-Midawga musharixiinta
-Midawga siyaasiyiinta Somaliland.

isbahaysigan cusub ayaa loogu Magacdaray MADASHA BADBAADO QARAN.

Waajibaadkooda qabsoomida doorasho xalaal ah.
kahortaga in dalku galo fashil siyaasadeed.

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa loo doortay Gudoomiyaha madashan cusub.

Ad