Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta lagu wadaa in uu u duulo dalka Eritrea, ujeedka safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu booqan doono Askarta tababarka u jirta halkaas, lana soo qeybsan doono farxadda Ciidda.
Markii ugu horreesay ayaa galabta laga yaabaa in la arko muuqaalka askarta ku maqan Eritrea.
Askartaan ayaa Muda Ku Maqnaa Dalka Eriteeriya ayaa Muda Waxaa Ka Taagnaa Xaalka ay ku Suganyihiin.
Waa guul Taariikhi ah oo uu Xasan Shiikh ku Talaabsaday, Dowladii Farmaajo ayaa Lagu eedeeyey inay Ciidamadaas Galiyeen Dagaaladii lagu Hoobtay ee Ka Dhacay Dalka Ethopia.
Ad