Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Alshabaab oo Qaraxyo ka Fuliyay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel...

Deg Deg: Alshabaab oo Qaraxyo ka Fuliyay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel iyo Dad ku Geeriyooday

0

Dad shacab ah ayaa miino kula kacday inta u dhaxeeyo Magaaladda Dhuusamarreb Iyo Deegaanka Ceeldheere.

Qaraxaan oo ahaa Miino Lagu Diyaariyay Wadada Ayaa Haleelay Gaari aysaarnaayeen Dad Shacab ah.

Lama oga ilaa Hada khasaaraha Ka Dhashay Qaraxaan Waxaan Burburay Gabi ahaanba Gaarihii uu Qaruxu Haleelay.

Ad
Previous articleDeg Deg: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kuwajahan Dalka Eriteeriya
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo goor dhaw ka duulay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here