Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Madaafiic ku soo dhacay isbitaalka istarliin ee Degmada Gurceel

Deg Deg Madaafiic ku soo dhacay isbitaalka istarliin ee Degmada Gurceel

0
Madaafiic ayaa ku dhacday Isbitaalka Istarliin ee degmadda Guriceel waxayna taasi sababtay in Shaqaalaha Isbitaalka ay naftooda uga baxsadaan, maadaama shalay ilaa xalay ay ku sugnaayeen Gudaha isbitaalka oo ay daweenayeen dadka ay wax yeeladu gaartay
Isbitaalka ayaa wax shaqo ah ka socon maanta madaama uu saameyn xooggan ku yeeshay dagaalka maanta dhacay oo Hoobiyaal u badan.
Isbitaalka Istarliin ayaa ku yaala Wadada isku xirta Schoolka Al Ma’muun iyo Jaamacadda ee dhanka Waqooyi berri degmadda Guriceel.
Xaalada ayaa hadda degan waxaana Rasaas goos goos ah ay ka socotaa aaga Isbitaalka Istarliin iyo Jaamacadda.
Ad
Previous articleMagaalada Muqdisho oo La Keenay Ciidan ku soo Dhaawacmay Dagaalka Guriceel
Next articleDagaalka Gurceel oo xoogaa qaboobay Mana jiro wax risaas ah oo la maqlayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here