Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Cali Yare ayaa goordhwayd Shir Jaraaid ku Qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Yiri
” inta Doorashada socto maamulka gobolka Banaadir ayaa u madax Banaan Arimihiisa Aminga ,waxaan la mid nahay Maamul Gobaleedyada ”
Hadii Warqada Wasaarada amniga aysan ka Shaqaynayn Bosaaso,Dhuusamareeb’jowahar iyo Baydhabo majirto Sabab Gobalka Banaadir Culayska Loo sii saaro ayuu Hadlkiisa Kusii Daray .
Arinkaan ayaa Kusoo aadaysa Markii Dhawaan Gobalka Banaadir Diideen in ay Banaanbax looga Soo Horjeedo Farmaajo lagu Qabto Gobalka Banaadir Halka Wasaarda Amnigu Bamaanbaxaas ay Fasaxday.
Ad