Home Wararka Somaliya Deg Deg Janaraal Saadaq Joon oo Ciidamo Fara badan wata ayaa Goor...

Deg Deg Janaraal Saadaq Joon oo Ciidamo Fara badan wata ayaa Goor dhaw Degay Xaafadaha Albaraka iyo Shiirkole

0

Muqdisho caawa waxaa ka jira Taag taag ciidan, waxaana Baraha Koontaroolada ee Ciidamada Lagu arkayaa Ciidamo Tira badan.

Taliyihii Hore ee Boliiska Gobalka Banaadir Saadaq Joon ayaana Caawa Degay Qeybo ka mid ah Xaafadaha Shiirkole iyo Albaraka waxuuna wataa Gaadiidka Dagaalka iyo Ciidamo Fara badan.

Lama Oga Xaalka Muqdisho halka uu ku dambeyn doono, waxaana isbedel Guud yimid Markii Farmaajo uu sameeyay Muddo Kororsi.

La soco Wararka Deg Deg ah

Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo si wadajir ah uga soo Horjeesatay Muddo Kordhinta Loo sameeyay Farmaajo
Next articleCabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo sheegay in Dalka uu galay Xaalad Hogaamiye kooxeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here