Home Wararka Maanta Deg Deg: Gudoomiyihii Dhalinyarada Nabad iyo Nolol oo goordhow Muqdishu ku Geeriyooday

Deg Deg: Gudoomiyihii Dhalinyarada Nabad iyo Nolol oo goordhow Muqdishu ku Geeriyooday

0

Inaalilahi wa inaa ileeyhi raajicun, waxa hada naso gaartay geerida Guddomiyihi Dhalinyarada Nabad iyo Nolol Marxuum Ismaacil Maxamuud Shidane oo Muqdisho ka geeriyoday.

Wuxu aha muwaadin Soomaliyeed ee dalka Ingiriiska ka yimid, dal jaceylna ku sifoobay. Waxaan geeridisa uga tacsiyeneyna dhamaan umadda Soomaliyeed , ehelkiisa, caruurtisa iyo waalidkisa. Jannada allaha ka waraabiyo, qabrigana allaha u waasiciyo.

 

Ad
Previous articleCabdulqaadir Ali Afrax oo Tartamaayay HOP38 ayaa Goordhow Tanaasulay
Next articleDhageyso: Odawaa oo ka hadlay Nuuca Dagaal ee kala dhaxeeya Wasiir Dubbe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here