Home Wararka Somaliya Galmudug Cabdulqaadir Ali Afrax oo Tartamaayay HOP38 ayaa Goordhow Tanaasulay

Cabdulqaadir Ali Afrax oo Tartamaayay HOP38 ayaa Goordhow Tanaasulay

0

Cabdulqaadie Cali Faarax ayaa Goordhow Baraha Bulshada Ku shaaciyay Inuu Ka Tanaaslay Tartankii HOP xili Ergadi Dooranlahayd la Xareeyey.

Wuxuuna Yiri Sidaan:

Bismillah

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 13/4/2022 Anoo ah Abdulkadir Ali Farah Waxaaan Go’aansaday inaan katanaasulo utartamida Kursiga HOP038 Waxaana oga tanaasulay Sababo aniga iiqaas ah.

Waxaan rabaa inaan halkaan ogamahad celiyo Dhaaman intii ilashaqaysay intaan kujiray Ololahayga Musharaxnimo Haday tahay Odoyaasha, dhaqanka, Siyaasiyiinta, Saraakiisha, Dhalinyarada Haweenka iyo Qofkasta oo kaalin kaqaatay Intii aan dadaalka kujiray.

Wabillaahi Towfiiq.

Ad
Previous articleSafaarada Maraykanka ee Ciraaq oo Gantaalo lagu Weeraray
Next articleDeg Deg: Gudoomiyihii Dhalinyarada Nabad iyo Nolol oo goordhow Muqdishu ku Geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here