War Murtiyeedka: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo shaaciyay in Xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq ay yihiin kuwo Sharci ahaan ku matalaya Gobolka Gedo.
Go.aanka Sheekh aadan Madoobe ayaa Kusoo aaday Xili Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Ay ka Harsantahay 7 Maalin oo kaliya.
Lama Oga Jawaabta aya Ka Bixin Doonaan Xildhibaanadii lagu Soo Doortay Garbahareey oo ayaguna Wali Ku Sugan Magaalada Muqdisho.
Fahad iyo Farmaajo ayaa arintan ku Tahay Dharbaaxo Siyaasadeed oo kaga Timid Dhanka Baarlamaanka Soomaaliya.
Ad