Home Wararka Somaliya Deg Deg Dagaal Ka socda Magaalada Muqdisho

Deg Deg Dagaal Ka socda Magaalada Muqdisho

0

Dagaal ayaa ka socda xaafada saraha Booliska oo ka tirsan dagmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dagaalka waxa uu dhaxeeya ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo dadka deegaanka oo hubeysan waxaana lasoo warinayaa in la isku haysto dhul halkaas ku yaalla.

Ad
Previous articleXaalada Muqdisho oo Saaka Degan iyo Ciidamo tirabadan oo Soo galay Muqdiaho
Next articleLix kursi oo Ka mid Noqonaaya Golaha Shacabka ayaa Mantay La Dooranayaa Xili Qilaaf Xoogan u dhexeeyo Farmaajo iyo Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here