Home Wararka Maanta Deg Deg dagaal ka soconaya Degmada Gurceel

Deg Deg dagaal ka soconaya Degmada Gurceel

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo Ahlusunna ayaa ka bilaawday degmadda Giriceel.

Daryanka Hubka laisku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa Xaafadaha iyo deegaanadda hoos yimaada degmadda Guriceel.

Ahlusuna Ayaa ku sugan Gudaha Degmada waxaana Magalaada Hareereeyay Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo iskaashanaya.

Risaas Culus Ayaa la Soo sheegayaa inay Ka dhacayso Gudaha Degamda Gurceel waxaana ka jirta Xaalad Halis ah.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleWaa sidee saaka Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud
Next articleFaah Faahinta Dagaal ka socda Degmada Gurceel iyo Wararkii ugu dambeeyay