Home Wararka Somaliya Galmudug Faah Faahinta Dagaal ka socda Degmada Gurceel iyo Wararkii ugu dambeeyay

Faah Faahinta Dagaal ka socda Degmada Gurceel iyo Wararkii ugu dambeeyay

0

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo Ahlusunna oo markii hore ka bilaawday Aaga koofur Bari ayaa hadda xoogeystay kuna faafay meelo kala diwan, waxayna labada dhinac isku adeegsanayaan hub culus.

Dagaalka ayaa hadda ka socda jihooyinka Waqooyi, Waqooyi Beri iyo Koofur Bari halkaa oo ah meelaha ay Ciidamadda ugu badan ee labada dhinac isku hor fadhiyeen maalmihii danbe.

Saldhigga Degmadda Guriceel ayaa ah mid Cidlo ah oo labada dhinac aysan joogin, mana kasocdo wax dagaal ah dhanka Saldhigga Booliiska.

Dagaalka ugu culus ayaa ka socda Xaafaddaha laga soo gallo Magaaladda ee jihooyinka Waqooyi, Waqooyi Bari iyo dhanka Bari.

Ad
Previous articleDeg Deg dagaal ka soconaya Degmada Gurceel
Next articleMuqtaar Roobow oo Sheegay in Noloshiisa halis galiyeen Ciidamo laga keenay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here