Home Wararka Maanta Deg Deg Dagaal Culus oo kasocda Degmada Guricreel

Deg Deg Dagaal Culus oo kasocda Degmada Guricreel

0

Guriceel waxaa laga maqlayaa rasaas culus oo bartamaha magaalada ay isku waydaarsanayan Ciidamada Booliiska iyo Ciidanka GorGor ee halkaa fariisimaha ku leh, inta la ogyahay waxaa lasoo wariyay dhimashada labo qof iyo dhaawaca dad intaa ka badan.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii taliyaha Booliiska Guriceel oo shalay kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa muqdisho uu amray in la xiro askarta GorGor ee Magaalada ku daahda xiliga habeenkii ah, iyadoo amarkaa dartii xabsiga loo dhigay askar ciidankaa ka tirsan.

 

Ad
Previous articleCaalamadaha Xanuunka Cusub ee akarona Virus loona Yaqaan (OMICRON) oo la Shaaciyay
Next articleCiidamada Booliska Degmada Guriceel oo Gaari Dagaal ka Qabsaday Ciidamada Gorgor ee Kula Dagaalamay Guriceel (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here