Home Wararka Somaliya Caalamadaha Xanuunka Cusub ee akarona Virus loona Yaqaan (OMICRON) oo la Shaaciyay

Caalamadaha Xanuunka Cusub ee akarona Virus loona Yaqaan (OMICRON) oo la Shaaciyay

0
Ayadoo adduunku ladaala dhacaayo wali xakamaynta iyo xal u helida caabuqa corona virus ayaa dhawaan waxa soo shaac baxay Nooc cusub oo corona virus ah, kaso loo yaqano Omicron, wuxu na lee yahay calaamado ka duwan kuwii hore, calaamadihii hore ee cobuqa COVID 19 ayaa ahaa , qandho, qufac , dhadhanka iyo carafta oo lunta.
 
Balse nooca cusub ayaa la ogaaday inuu keenayo calamado ka duwan kuwii hore, Kuwaas oo ka mid ah , jir xanun iyo daal , dhun xanuun,Lalabo(Yalalugo) iyo sanka oo diif ka yimado.
 
Waxayna wasaarada caafimadka ee dowladda federaalka somaliya ka soo saartay hab raac rasmi ah ee looga hortago laguna xakamaynaayo caabuqan Covid 19( Omicron Variant ) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska dilaaaga ah, waxayna wasaaarada caafimadka fartay in la raaco tallabooyinka caalamiga ah ee ka hortaga iyo xakamayta caabuqa COVID19.
 
Hadaba waxaa muhiim ah in qof kasta oo dareema calaamadaha caabuqa COVID 19 inuu qaato nasiimo guriga ah iyo waji xire(face mask ) marka uu dadka so dhaxgalayo.
Ad
Previous articleSamaara Style oo Dhawaan sheegatay Inay Tahay Gabadha Ugu Quruxda Badan Galmudug oo Saldhiga Booliska Looga yeeray
Next articleDeg Deg Dagaal Culus oo kasocda Degmada Guricreel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here