Ciidanka PSF ayaa Ciidankii darawishta labo jiho oo ay kala fadhiyeen u kala durkiyay Dhanka dekeda ayaa laga saaray Dhufasyadii,halka kuwii dhanka madaxtooyada la marinaayo jidka sodonka aaga Xerada Qoyan ee cawska xoolaha.
Wararka Qaar ayaa Sheegaya in Taliyihii madaxtooya bosaaso uu geeriyooday.
Sidoo kale Ciidamada PSF ayaa la warareegay Gaari wayn oo nooca Dagaalka ah oo ka mid ahaa Gadiidkii Saakay lagu weeraray PSf.
Ad