Home Wararka Somaliya Hirshabeelle DEG DEG: Ciidamada Huwanta oo goordhow la Wareegay Degmada Buqaqable ee ...

DEG DEG: Ciidamada Huwanta oo goordhow la Wareegay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan

0

Ciidamada xogga dalka oo kaa shanaayo ciidamada dib u xureeynta deegaanada Hiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan.

Xoreynta Degmada Buq Aqable ayaa ka dhigan in alshabaab gacantooda kabaxday magaalo weyn oo muhiim u aheyd jiritaan khawaarijta.

Buq-aqable, Buula-Burte ayay galbeed 40km ka jirtaa, waxaana gudaha u galay Isbahaysiga Is wato Ee Military-ga iyo dadka deegaanka.

Waxaa degan Beesha Gaal-jecel oo maalin ka hor ku shiray Muqdisho, maant war fiican ka keenay.

Hadda Hiiraan, waxa kaliya ay ku hartay alshabaab Buq-Goosaar & Shaaw, waxaana looga fadhiyaa, Ceel-Cali, Baadi-Cadde in ay u kaashadaan Dowladda.

 

 

Ad