Ninka ku magacaaban guddoomiyaha Amniga Gobolka Banaadir, horayna isagu isugu sheegay in uu yahay Wasiirka Amniga Gobolka Banaadir ayaa loo diiday in Ciidamo ilaalo u ah uu kala duulo garoonka Muqdisho, isagoo Guriceel kusii jeeday.
Gudoomiyaha Amniga Gobalka Banaandir Cali yare Cali ayaa Ka Mid aha Raga Sida Wayn ay U Wataan Fahad iyo Farmaajo.
Amarkaan ayaa La sheegay inuu Ka Danbeeyey Wasiirka Amniga Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Nuur.
Talabadaan ayaa Kusoo aadaysa Xili Shalay Muudeey ay Celiyeen Loona Diiday sidaan oo kale inuu u Safro Baraawe, Lama Oga Talaabada ay Qaadi Doonaan Fahad iyo Farmaajo ai ay uga Jawaabaan arintaan.
Ad