Home Wararka Maanta Deg Deg Alshabab òo Weerer Kula Wareegay Degmada Balcad

Deg Deg Alshabab òo Weerer Kula Wareegay Degmada Balcad

0

Ururka Alshabaab ayaa saakay aroornimadii hore Weerer Culus ku Qaaday Degmada Balcad weerarkaan ayaa Sababay inay alshabaab la wareegaan Degmadaas.

Raas iyo Madaafic ayaa laisku Adeegsaday taas oo sababtay inay Xafaafado Dad Shacab ah ay Deganyihiin Madaafici Ku Dhacdo.

Alshabaab ayaana Markii Danbe si nabad ah uga Baxay Degmada balcad oo saacado kooban haysteen Ciidamada Dowlada ayaa Dib ugu Soo laabtay Halkaas.

Inta La xaqiijiyay 3 Askari ayaa ku dhitay 5 qof oo shacab ahna waa ku dhawaacmeen sida aya Xaqiijinayaan Wararka aan ka helayno Degmada Balcad oo Gobalka Shabeelada Dhexe.

Ad
Previous articleMareykanka oo Fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo
Next articleYaasiin Fareey oo markale Ka Hadkay Xaalada Mukhtaar Rooboow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here