Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg: Alshabaab Oo Goordhow La Wareegay Degmada Matabaan

Deg deg: Alshabaab Oo Goordhow La Wareegay Degmada Matabaan

0

Xubno Ka Tirsan Dagaalamyaasha Al Shabaab Ayaa Goordhow La Wareegay Guud Ahaan Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan

Ku Dhawaad 20 Gadiidka Nuuca Dagaalka Ayaa Lagu Arkay Qeybo Badan Oo Magalada Ka Mida Waxayne Dadka Deegaanka Ku Amreen Ineysan Wax Dhaq Dhaqaaqa Muujin Karin Isla Markaana Uu Amaanka Magaladu Ay Si Buuxda Gacanta Ugu hayaan.

 

Dhowr mar ayay Alshabab Horay U Qabsadeen Degmada Matabaan Walow aysan Habeen ku Hoyan oo Saacada Kooba Kadib isaga Baxaan Degmadaas.

 

Habeen ka Hor ayay ahayd Markii Alshabaab Weerar Ku Dhufo oo Ka Dhaqaaq ah ku Soo Qaadeen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

 

Ad
Previous articleXil. Qaali Cali Shire “Madfacaas Askari meesha taagnaa uu ka fakaday waa yeelayaa lakiin meel fog ayuu ka yimid ciddii loo sheegayo waa ciyaal”
Next articleAbwaan caan ah oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here