Xubno Ka Tirsan Dagaalamyaasha Al Shabaab Ayaa Goordhow La Wareegay Guud Ahaan Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan
Ku Dhawaad 20 Gadiidka Nuuca Dagaalka Ayaa Lagu Arkay Qeybo Badan Oo Magalada Ka Mida Waxayne Dadka Deegaanka Ku Amreen Ineysan Wax Dhaq Dhaqaaqa Muujin Karin Isla Markaana Uu Amaanka Magaladu Ay Si Buuxda Gacanta Ugu hayaan.
Dhowr mar ayay Alshabab Horay U Qabsadeen Degmada Matabaan Walow aysan Habeen ku Hoyan oo Saacada Kooba Kadib isaga Baxaan Degmadaas.
Habeen ka Hor ayay ahayd Markii Alshabaab Weerar Ku Dhufo oo Ka Dhaqaaq ah ku Soo Qaadeen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Ad