Home Wararka Somaliya Galmudug Deeq Xoolaha oo la Gaarsiiyay Ciidamada Kasaaray Alshabaab Degmada Xarardheere(Sawiro)

Deeq Xoolaha oo la Gaarsiiyay Ciidamada Kasaaray Alshabaab Degmada Xarardheere(Sawiro)

0

Suldaanka Beesha reer xaaji saleebaan Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac ayaa maantay deeq xoolo ah, ku wareejiyey Saraakiisha iyo ciidamada kala duwan kuwaas oo ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka mudug

Deeqdaan waxaa suldaan Dowliid Sheikh kala wareegay Taliyaha ciidanka dhulka Gen.Mohamed Tahliil biixi iyo Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka Gen.Hassan Mohamed Abuukar Hassan Jaamici oo ay wehliyaan Madaxa howlgelinta Qaybta 21-aad, saraakiisha Danab & hoggaanka Ciidanka dib u xoreynta deegaanka.

Dhamaadka Bishii hore ayaa Alshabaab Xoog looga Saaray Degmada Xarardheere oo ku dhawaad 15sano Maamulaayeen Alshabaab

Ad
Previous articleIskuul ku yaalla Kenya oo sharci ka dhigay in gabdhaha timaha laga xiiro
Next articleBeesha caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here