Home Wararka Maanta Beesha caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood

Beesha caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood

0

Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen dalalka saaxibada Soomaaliya ayaa waxaa dhinacyada loogu baaqay in si deg-deg ay u joojiyaan colaadda, lana ilaaliyo dadka rayidka.

Dalalka beesha caalamka ayaa dhanka kale waxay ugu baaqeen labada dhinac in xiisadda taagan lagu xalliyo qaab nabadeed iyo wadahadal.

Waxaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in dagaalka uu ka dhashay khasaaro soo gaaray rayidka oo ay ku jiraan caruur.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleDeeq Xoolaha oo la Gaarsiiyay Ciidamada Kasaaray Alshabaab Degmada Xarardheere(Sawiro)
Next articleGaraadyadii Ku Shirsanaa Magaalada Laasacaanood oo Ka Hadlay Go.aankii Dowlada Federalka Kaso baxay ee Dagaalka Laasacaanood