Home Wararka Somaliya Galmudug Darawalkii Waday Baabur ay Qaraxyo Ku Soo Rareen Alshabaab oo Dhuusamareeb lagu...

Darawalkii Waday Baabur ay Qaraxyo Ku Soo Rareen Alshabaab oo Dhuusamareeb lagu Dilay

0

Marxuum Maxamad Cali Good Oo kamid ahaa dhalinyarada kaxeysa Gaadiidka ayaa Xalay
Lagu dilay Magalada Dhusamareb.

Maxamed ayaa malmo ka hor Gaari uu watay lagu qabtay wax yabaha Qarxa ayaa loo wareejiayy magalada dhusamareb si lo baaro Kiskiisa.

Balse Maxamed ayaa u Geeriyooday bac
Madaxa loogaliyay sida ay inoo xaqiijiyen
Ehelkiiisa.

marxuumkaan ayaa Dhawaan lagu Qabtay Magaalada Guriceel Xili uu Waday Gaari ay Saarnaayeen Waxyaabaha Qarax

Ad
Previous articleMadaxweynihii hore ee Hirshabeele oo Ka Digay In La Fasaxo Kursiga Fahad Yaasiin
Next articleSaddex arrimood oo ku khasbi karta NATO inay ku biirto dagaalka Ruushka iyo Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here