Home Wararka Maanta Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Milateriga oo Muqdisho ka soconaya

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Milateriga oo Muqdisho ka soconaya

0

Risaas xoogan oo u dhaxaysa Ciidamo kala Taabacsan Labada Korneel ee kala ah Xaadoole iyo saney Ayaa ka socota Kontarool ku yaala Deegaanka Gubadleey ee Muqdisho.

Risaas xoogan ayaa Laga maqlay saaka Degmada Kaaraan iyo Gubadleey, waxaana socota waan waan Lagu xalinayo Colaada Taagan

Wararku waxay sheegayaan in Dagaalku uu ka socdi Agagaarka Xirka Dheere ee Deegaanka Gubadleey ee Gobalka Banaadir, waxaana Dagaalkaan uu salka ku hayaa Isbaarooyinkii la qaaday.

Jugta Culus Ayaa Saaka Lagu waa bariistay waxaana hadda Degan Xaalada Goobihii Lagu dagaalamay.

 

 

Ad
Previous articleCiidamada Ahlusuna oo isaga baxay Matabaan
Next articleMidowga Musharaxiinta oo ka hadlay Doorashada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here