Home Wararka Maanta Dagaal Qaraar oo Saakay Markale Kasocda Magaalada Laasacaanood

Dagaal Qaraar oo Saakay Markale Kasocda Magaalada Laasacaanood

0

Dagaalka ka socda Laascaano oo sii xoogeysanaya saakay, xilli uu dagaalka intiisa badan uu ka socdo dhabarka danbe ee Buurta Sayidka.

Dhanka ciidanka deeggaanka ee Lascaano waxaa horkacaya saraakiil horay uga tirsanaa Somaliland, balse hadda go’aansaday garab istaagga dadkooda.

Dagaalkaan ayaa Shalay ka Bilowday Magaalada Laasacaanood kaas oo khasaaro Xoogan oo Dhimasho iyo Dhaawac ah Gaystay.

Ad
Previous articleCiidanka amaanka oo nin hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ku dilay Muqdisho
Next articleGolaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray heshiiska militari ee Imaaraadka oo Dhawaan ay Diideen Golaha Wasiirada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here