Home Wararka Maanta Dagaal Qaraar oo Maantay Markale Kasoconaaya Itoobiya

Dagaal Qaraar oo Maantay Markale Kasoconaaya Itoobiya

0

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ka socda magaalada Bahir Dar ee caasimada Gobalka Amxaarada oo u dhexeeya Jabhadda Fano iyo ciidanka difaaca Itoobiya ee uu maamulka ra’isul wasaare Abiy Axmed ku gumaadayo Qowmiyadaha waddankaas si gaar ah Amxaraada, Oromada iyo Tigreega.

Ciidanka ayaa lagu soo waramayaa in looga adkaaday deegaanno dhowr ah, waxaana hadda la isla soo galay caasimada Amxaarada.

Xogtii ugu dambeysay ee dagaalka laga helayo ayaa sheegeysa in 150 kamid ah ciidanka Itoobiya ay ku biireen Jabhadda Fano.

Xigasho: Amhara News Service

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo Eedeyn Culus u jeediyayXildhibanaada Laga so Dootay Hitshabeele
Next article5 Jeer oo Ra’iisul wasaare Xamse salaanta ka qaadi waayay dumar ay Diblumaasiyiin reer galbeed ah ku jiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here