Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ka socda magaalada Bahir Dar ee caasimada Gobalka Amxaarada oo u dhexeeya Jabhadda Fano iyo ciidanka difaaca Itoobiya ee uu maamulka ra’isul wasaare Abiy Axmed ku gumaadayo Qowmiyadaha waddankaas si gaar ah Amxaraada, Oromada iyo Tigreega.
Ciidanka ayaa lagu soo waramayaa in looga adkaaday deegaanno dhowr ah, waxaana hadda la isla soo galay caasimada Amxaarada.
Xogtii ugu dambeysay ee dagaalka laga helayo ayaa sheegeysa in 150 kamid ah ciidanka Itoobiya ay ku biireen Jabhadda Fano.
Xigasho: Amhara News Service
Ad