Home Wararka Somaliya Puntland Dagaal Qaraar oo Ka socda Boosaaso iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkaas

Dagaal Qaraar oo Ka socda Boosaaso iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkaas

0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in Is Rasaasayn ay ka socota Garoonka diyaaradaha ee Magalada Boosaaso, Halkaasoo ay dagaalamayaan Ciidanka PMPF iyo Kuwa PSCF.

Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in PSCF ay rabto in ay soo degto diyaarad sidda gargaar bini’aadantinimo oo ay la socoto Ku simaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xildhibaanad Sacdiyo Yasiin, Halka Ciidanka PMPF ay fulinayaan Amarka maamulka ee ahaa in diyaaradaas la celiyo.

Xaaladda magaalada Boosaaso ayaa ah mid aad u kacsan, waxaana jira warar sheegaya in madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Kuxigeenkiisa Axmed Karaash ay isku khilaafsan yiniin safarka Kusimaha madaxweynaha oo la soo sheegayo in lala socodsiiyay oo kaliya Karaash.

Ad
Previous articleYuusuf Garaad oo su’aalo Adag ka keenay askarta ku maqan Dalka Ereteeriya
Next articleDeg Deg: Diyaaradii Sababtay Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay oo Ugu Danbayn Ka Dagtay Garoonka Bosaaso iyo Deni oo Ku Fashilmay inuu Dib u celiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here