Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Ka dhacay magaalada gaalkacyo iyo Faahfahn kasoo baxaysa

Dagaal Ka dhacay magaalada gaalkacyo iyo Faahfahn kasoo baxaysa

0

5 Askari oo ka tirsan Ciidanka ammaanka ee Puntland ayaa ku dhaawacmay dagaal caawa ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo Ciidamo kale oo taabacsan kooxo ganacsato ah oo ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya sida Xashiishka iyo Khamriga.

Illo Xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in 5-taan Askari ee ku dhaawacmay dagaalka hadda la geeyay mid ka mid ah isbitaalada magaaladaas.

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihiibDanbe Xaalkeedu aad udaganaa

Ad