Home Wararka Maanta Dagaal Culus oo Saacado Badan Socda Qaatay oo ka Socda Degaan Maamlmo...

Dagaal Culus oo Saacado Badan Socda Qaatay oo ka Socda Degaan Maamlmo ka Hor Alshabaab lagala Wareegay

0

Dagaal Aad Culus oo Saacado Badan Qaatay Ayay Alshabaab Saakay aroor Hore Kusoo Qaadeen Deegaanka Cowswayne oo Asbuucii lasoo Dhaafay Alshabaab Laga Qabsaday.

Dagaalka oo wali Socda ayaa Alshabaab isku Dayaayaan inay Dib u Qabsadaan Cowswayne ama ugu yaraan Furtaannirid ay kaga Baxaan Deegaanada Galmudug.

Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Telefeshinka Qaranka Kusoo Qortaan Warbixintaan:

Ciidanka qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ku soo qaadeen degaanka Caws Weyne oo dhawaan laga xoreeyay.

Ciidanka Qaranka oo hayay xogta Khawaarijta ayaa jilibka udhigay Khawaarijta oo watay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin .

Dagaal ayaa wali ka socda nawaaxiga deegaanka.

Ciidamada Qaranka ahaa maleeshiyaadka Khawaarijta ah ka sifeeyay inta badan dhulka Galmudug iyo HirShabelle ,waxaana socda dhamaystirka hawlgalka.

Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordha hawlgalka Caws Weyne dib ayaan idin kala wadaagaynaa.

Ad
Previous articleBooliska Soomaaliya oo Mamnuucay Baanaanbax lagu Qabto Muqdisho XilinSheegoow Wali Xiranyahay
Next articleShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here