Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal culus oo kasocda deegaanada Balicad iyo Bali sonkor ee Galmudug

Dagaal culus oo kasocda deegaanada Balicad iyo Bali sonkor ee Galmudug

0

Dagaal beeleed culus ayaa kasocda deegaanada Balicad iyo Bali sonkor ee waqooyiga gobolka Galgaduud

Deegaanada lagu dagaalamayo ayaa u dhaxeeya magaalooyinka Dhabad iyo Cadaado

Dagaalkaan oo U dhaxeeya Maleeshiyo Beeleedyo kasoo kala Jeeda Beelaha Mareexaan iyo Saleebaan ayaa Salka ku Haaya Dhul Daaqsimeed.

Lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka Dhashay Dagaalkaan oo Wali Socda.

Dagaalkaan ayaa kusoo Aadaaya Xili Galmudug Gaar ahaan Beelaha Saleebaan ay u jihaysteen Dagaal ka Dhan ah Alshabaab kuwaas oo Dhul Balaaran Shalay ka Qabsaday

 

Ad
Previous articleDagaal u dhaxeeya Soomaalid iyo Oromada oo ka dhacay Qolaji
Next articleP.M Xamza Cabdi Barre oo magaalada New York Kulan kula Qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here