Home Wararka Caalamka Dadka Ku Haray Caasimada Ukrain oo laagu Baaqay inay Deg Deg uga...

Dadka Ku Haray Caasimada Ukrain oo laagu Baaqay inay Deg Deg uga Baxaan

0

 

Wasaaradda Difaaca Ruushka, ayaa ugu baaqday shacabka kuharay magaalada caasumada ah ee Kyi in ay ka baxaan!

 

Sida uu hadda tabiyey TV-ga Aljazeera wasaaradda gaashaandhiga ee Ruushka ayaa ugu baaqday shacabka kuharay magaalada Kyif ee caasumada Ukraine in ay ka baxaan.

 

iyadoo ku hanjabtay talaabo dheeraad ah, shalay ayay ahayd markii PUTIN ciidamadiisa hubka halista badan heeganka galiyey.

 

 

Difaacyada Kyif ayaa ah wali kuwa wadag ciidamada Ruushka ayaa gudaha qeybo kamid ah ku jira.

 

 

Ad
Previous articleWadahadaladii Ukarain iyo Ruushka oo la Filaayo inay Furmaan Goordhow
Next articleKenya oo wlaac Xoogan ka Muujisay Heshiis ay gashay Dowlada Federalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here