Home Wararka Somaliya Galmudug Colaadii ka Taagnayd labada Maleshiyo Beelood ee Balanbal iyo Guriceel oo...

Colaadii ka Taagnayd labada Maleshiyo Beelood ee Balanbal iyo Guriceel oo Heshiiis laga Gaaray(Sawiro)

0

Magalada jigjiga ee Casiamada Dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta lagu qabatay kulan lagu soo gabagabeynayay kulamo maalmihii lasoo dhaafay kasocday oo u dhaxeyay Dowlad degaanka Soomaalida iyo dowlad Goboleedka Galmudug.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Hugaanka Nabad galyada dowlad degaanka Taliyasha Ciidamada gaarka ah ee Liyuu Boliska iyo Gudomiyasha Dagmoyinka Balanbale iyo Gurceel Xildhibaano heer dowlad Goboleedka ee Galmudug iyo Saraakil ka tirsan Ciidamada Dowlad Goboleedka Galmudug

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray Xoojinta Amniga Soohdinta ay wadagaan Dowlad degaanka iyo Maamulka Galmudug oo la isla qaatay in laga wada sheqeeyo Aminga iyo Xasiloonda degaanka.

 

Ad
Previous articleFahad iyo Farmaajo oo Damacsan inay Taliyaha NISA ka Dhigaan C.raxmaan Dheere
Next articleMadaxweyne QoorQoor oo isugu Yeeray Xildhibaanada Cusub ee laga Soo Doortay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here