Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmadii Laga su Gaayay inay Qabtaan Degmada Ceelbuur oo Maantay Ka Dhaqaaqay...

Ciidmadii Laga su Gaayay inay Qabtaan Degmada Ceelbuur oo Maantay Ka Dhaqaaqay Dhuusamareeb

0

Ciidamada xoreynta Xiindheere, Ceelbuur iyo Ceelgaras ee Beesha Duduble ee mudooyinka lagu diyaarinayey Dhuusamareeb ayaa goordhow uu ruuqaansadey deegaanka Qaayib oo maanta dagaal culus uu ku dhex marey Kooxda   AS iyo Ciidamada xoogga dalka oo garab siinaya dadka deegaanka.

Qaybaha kale ee ka dhiman ciidankan ayaa iyaguna dagaalka ku biiraya maalmaha soo aadan, markaa oo lasugayo in ay soo wada dhameystirmaan madaxda iyo saraakiisha beesha ee Muqdisho jirta.

Tan ayaa ka dhigan in Shabaabku ku fashilmi doonaan warkii ay qabaa’ilka ku kicinayeen ee ahaa beelo kale ayaa duulaan idinku soo ah, hore u socodka xigaa waa xiindheere oo iswarsiga maalmaha soo socda ah.

 

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo P.M Xamze ka Codsaday in Gacantiisa Lagu Soo Celiyo Gobalka Gedo
Next articleWasiirka Amniga Galmudug iyo Wasiiro Kale oo Gaaray Deegaanka Qaayib oo Alshabaab Dagaal Culus ku Qaadeen(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here