Home Wararka Maanta Ciidmada PSF Puntland oo Si wayn loogu soo Dhaweeyey Degmada Xeebeedka Hobyo(Sawiro)

Ciidmada PSF Puntland oo Si wayn loogu soo Dhaweeyey Degmada Xeebeedka Hobyo(Sawiro)

0

Ciidanka Danab Ee Xogga Dalka Somaliya ayaa Magaalada Hobyo ku soo dhaweyey Saraakiisha Horkaceysa Ciidanka PSF Ee Xalay Gaaray Magaalada si ay qeyb oga Noqodan Howl-Halka Xoreynta Degaanada Konfurta Mudug,

Ciidamada Danab iyo PSF ayaa ka wadda Tirsan Taliska Ciidanka Mareykanka Ee Somaliya ,

Madax ka Tirsan Saraakiisha Dowladda Mareykanka ayaa Shalay Sidokale Soo gaaray Magaalada Hobyo islamarkaana Qorshahoodu yahay Ka qeyb Halka Howlka Ladagaalanka Argagixisada Al-Shabaab.

 

 

 

Ad
Previous articleAlshabaab oo Arin Layaab leh oo aan Horay lo Arag Ka Sameeyey Deegaan ku Maxaas
Next articleKabtan Shariif oo ku Dhashay Degmada Wisil oo Asagoo Sarkaal Sare ah Alshabaab la Shaqaynaayay oo Dil Toogasha ah Lagu Xukumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here