Home Wararka Maanta Ciidmada PSF Puntland oo Si wayn loogu soo Dhaweeyey Degmada Xeebeedka Hobyo(Sawiro)

Ciidmada PSF Puntland oo Si wayn loogu soo Dhaweeyey Degmada Xeebeedka Hobyo(Sawiro)

0

Ciidanka Danab Ee Xogga Dalka Somaliya ayaa Magaalada Hobyo ku soo dhaweyey Saraakiisha Horkaceysa Ciidanka PSF Ee Xalay Gaaray Magaalada si ay qeyb oga Noqodan Howl-Halka Xoreynta Degaanada Konfurta Mudug,

Ciidamada Danab iyo PSF ayaa ka wadda Tirsan Taliska Ciidanka Mareykanka Ee Somaliya ,

Madax ka Tirsan Saraakiisha Dowladda Mareykanka ayaa Shalay Sidokale Soo gaaray Magaalada Hobyo islamarkaana Qorshahoodu yahay Ka qeyb Halka Howlka Ladagaalanka Argagixisada Al-Shabaab.

 

 

 

Ad