Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmada GorGor iyo Haramacad oo Gaaray Degmada Matabaan oo Shalay Alshabab Qabsadeen

Ciidmada GorGor iyo Haramacad oo Gaaray Degmada Matabaan oo Shalay Alshabab Qabsadeen

0

Ciidamada Gor Gor iyo Harmacad ayaa gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan si ay uga hortagaan Qalqal galinta Al-shabaab Matabaan Shacabkana u difaacaan.

Shalay ayaa Dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan waxa ay la weereegeen Magaalada Matabaan iyagoo Saacada kadibna halkaasi ku sugnaa ka dibna isaga baxay.

Alshabaab ayaa Tira dhowr jeer soo weeraray Magaalada Matabaan wax ayna Kal hore burburiyeen Saldhiga Booliiska Degmada.

Matabaan Maamul ahaan waa Hir-shabeele Dadka dagana Waxa ay ka soo jeedaan Galgaduud

 

Ad
Previous articleGalmudug oo Dib u dhigtay Doorashadii Gaalkacyo iyo Xiisad Saakay Ka Taagan Gaalkacyo
Next articleKooxdq Daacish oo muda kadib qiratay Dilka Hogaamiyahoodii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here